Safiirkii Nabadda Abdiqadir Yahye Ali

Xasuus safiirkii nabadda Abdiqadir Yahye Ali Abdiqadir Yahye Ali Hordhac Burburkii Somaliya iyo DAGALADII sokeeye ee ka dhacay Somaliya waxa ay dadkii somaliyeed ukala qeyb sameen labo kooxod 1) koox DAGALADII sokeeye ee halaga ahaa kamid noqota oo ka qayb qadatay dagalkii iyo burburkii Somaliya iyo 2) koox alle subaxanahu watacaala uu ka badbadiyay dhigii sokeeye ee dadkii somaliyeed ee muslimka ahaa ee qubanayay, Abdiqadir yahye Ali waxa uu kamid ka ahaa dadkii fara ku-tiriska ahaa ee alle ka badbadiyay DAGALADII sokeeye waxa uuna taas badalkeeda u tafaxaytay inuu nabadda Somaliya uu raadiyo ilaa markii ugu danbeysay lagu dilay. Waa kuma Abdiqadir yahye ali. Abdiqadir yahye Ali waxa uu ku dhashtay magalada mugdisho gar'ahaan Martin Hospital sanadkii 1975, Abdiqadir waxa dhalay abbe Shaqadiisu ay ahayd macalinimo, abdiqadir waxabarshadisii waxa uu ka bilabay (Fort Sheikh elementary school) kasoo ku yaalay dhanka koonfur galbeed ee dhismihii Barlamaanka ee degamada Holwadaag. Yahy...