Dawalad wanaag (good governance)

 

Hordhac

Hadii alle idmo waxaan qormadan ku eegaya kuna qiimeynayaa si scientific ah cilmiyeysan anoo ku dabakhaaya cilmiga siyaasada iyo xirirka calamiga macnaha dawladda wanaaga “good governance”

Qeexida ereyga dawladda,

Marka aan fiirnino cilmiga siyaasadda political science waxey leedahay dawladda waa in laga helaa afar shuruudod “four conditions” afartaa midkamida hadeysan jirin dawladnimda calamad suaal aa dulsaaran ama si kale hadaan udhigo dawladnimadaas waa qabyo,

  1. a)    1Sovereignty “madaxbanani”
  2. b)      Population “dad”
  3. c)      Territorial “dhul”
  4. d)     Administration “mamul”

Afartaas aan kurkusoo xusey waa afarta udub dhexaadka u ah dawladnimada hadii midkamida ay maqanatahay waxa ay kadhigantahy  dawlad aan la-aqoonsaneen oo aan haysan “international recognition”  aqoonsi calamiya dawaladaha aduunku uusan aqoonsanen ee iyagu kudhawaaqay madaxbananidoda self declaration  waxa-kamida, SOMALILAND, TWIAN, CYPRUS, WESTERN SAHRA, ABKHAZIA, SOUTH OSSETIA,

Dawalada wanaag,

Dawalad wanaag ama “good governance” marka la qiimeynaayo ama lalafaguraayo dawladda wanaaga waxa jira sadex hab oo lagu qiimeyo loona yaqaano

       I.            Effective state “dawlada libaantay”

    II.            Weak state “dawalad daciifa”

 III.            Failed state “dawalad fashilanta”

Hadaan sadixdan aan yara dul istaago oo aan si “deeply” oo qota-dheer uga hadlo midkasta micnihiisa iyo faladiisa aan ku horeeye,

  1. Ø  effective state, waxa loo yaqaan ama lagu micneeya dawlad democratic ah oo ay jiraan “rule of law” sharci iyo kaladanbeen waana dawlad si “frequently” joogto ah doorsha u sameysa “term to term” mudo ilaa mudo waana dawalad ay kajiraan xusbiyo ku dhisan dastuurka oo dhaman muwadinta ay u simanyihiin oo aysan ahayn in hal-qof uu iskaleyahay xusbiga sidookale waa dawlad leh isla xisaabtan& daah-furnan  “accountability and transparence”  ugudanbeen waa dawlad ka adag xududaheeda dhaman mid “hawo“cir” “dhul” “badd”  waxana kamida dawladaha noocan oo kale ah USA, BRITIAN, CANADA, FRANCE, TURKEY, iyo dawalado kale oo bada,
  2. Ø  "weak state" waa dawlad structure ahaan u dhisan lakin ayasan jirin “absolute democracy” dimuquraadiyad  dhameystiran sida iney jiraan xusbiyo siyaasaded, xoriyadii, “rule of law” sharcigii iyo kaladanbeyntii sidokale in corruption uusan jirin amaba lala dagaalamo iyo in muwaadininta ay helaan adeegi ay dawladda ku lahayeen sida “security protection” badqab amni  “healthy service” addegi cafimaadka iyo wixii lamida dawladaha looyqaan weak state wey ka adagyihiin xudahooda lakin markasta ayay wax kadhicikaraan mahan wax long time waqti-dheer sii jiraaya dawladahaas waxa tusaale loosoqataa KENEYNA , UGANDA, EHIOPIA, PAKISTAN,  iyo kuwo kaloo badan
  3. Ø  “failed state”  ama dawlad fashilantay waa dawlad hoogtay ama zero ah waxayalaha lagu yaqaana waxa kamida ah majiran wax “rule of law” ah  sharci iyo kala danbeyan oo u ah dawladnimada aasas maarhadii ayasan meesha aysan jirin sharci iyo kaladanbeyn  xaladda lagu jiraa waxa ay noqoneysaa  “anarchy situation” xaalad-foodo ah oo khilaaf iyo dagaal ay as’as u yihiin,  democradiyadd iyo warkeedana meesha maba yaalo waaayo democradiyadda waxa hooyo u ah dawladnimada marhadii ay meesha kamqanatay “absolute state” dawladnimo dhameystirin democradiyadd iyo islaxisaabtan iyo adeeg muwaadin warkooda waadhamaday sababto ah malajoogi marxalad lagag hadlo arimahaas, dawladda fashilatay waa dawlad aan ka adkeyn xududaheeda mid cir, badd, hawo, dhul,  dawladaha tusaaloyinaka loosoqato waxakamida SOMALIA, YEMEN, LIBIA, CONGO, RWANDA,MALI  iyo kuwo kaloo badan. 


Qalinkii: Abdikareem H Isse 

 

:

Comments

Popular posts from this blog

SOYAALKII ABWAAN AXMED ISMACIIL DIIRIYE OO KUMAGAC DHERAA (QAASIM)

Safiirkii Nabadda Abdiqadir Yahye Ali

heshiiskii dhexmaray reysal-wasare "mohmed ibrahim igaal" iyo madaxweynihii kenya "jomo kenyatta" heshiiska labadda hogaamiye waxa loogu macaddaray (arusha agreemen "1967") heshiiskan wuxuu so afjaray dagaal kenya iyo somalia udhaxeyay 1963-1967.