Doorshadii 1961dii 1961dii markii dawladii Adden adde ee kumelgarka ahayd dhamaday mudadii 1ka sano ahayd ee lo igmadday soodiyaarinta dastuurka iyo dhisida haydaha dawlada oo ay kacawinayeen khuburo qaramadda midoobe kasocday, Doorshadii 1961 ayaa waxa ku tartamay Adden Adde gudoomiyihii hore ee barlamaanka ahaana madaxweynihii halkii sano ee kumeel gadhka ahaa, Adden Adde wuxuu kasocday oo u caleema saratay inuu utartamo xusbigii SYL isagoo Adden Adde uu aha xubin katirsanaa ururka SYL, halka musharixii latartamay ee kasoo horjeeday Adden Adde uu ahaa Sheikh Cali Jimale oo mar kasoo ahaa wasiir dawaldii dakhiliga ee C/laahi Ciise, markii danbana Sheikh Cali Jimale wuxuu katirsanaa golihii wasiirada ee uu C/rashiid soo magacabay halkii sano ee kumeel garka, Sidookale Shiekh Cali Jimale wuxu katirsanaa xubina ka ahaa ururkii syl ee xoriyadda udirirka ahaa, Adden Adde iyo Sheikh Cali Jimale waxa dhexmaray hardan adag inkastoo ay isku rer ahaayen kana soo jeeden koonfur waqti...
Posts
Showing posts from March, 2021
Labadii kacaan ee Somaliya iyo Masarida
- Get link
- X
- Other Apps
isbarbardhigii labadii kacaan ee somaliya iyo masar iyo awood iska hor-imaadkii, Somaliya mudo markii laga soo wareegay inqilaab-kii ayaa golihii sare ee kacaanka ay iska hor-yimaadeen sababo laxirira awooda iyo siyaasada, alle’haunaxriiste korneyl salaad gabeyre kadiye iyo general maxamed siyaad barre ayaa iska hor-yimid iyagoo labadoduba kawada tirsanaa golihii sare ee inqilaabka kula wareegay wadanka taladiisa, salaad gabeyre kadiye waxaa jirtay waxyaa lo badan oo uu qoonsaday wuxuuna isku dayay inuu inqilaab military ku sameeyo saxib kiisii hore maxamed siyaad barre, hadaba maxamed siyaad bare iyo salaad gabeyre kadiye maxay isku seegen, xasuusin waxan kasoo xigtay buugu ladhaho “Raad-Rac Taariikhda Somaliyeed” oo uu qoray amabassador cawil cali duaale oo ahaa goob-jooge waqtigaas joogay, wuxuu ku bilaabay sidatan, Korneyl salaad gabeyre kadiye wuxuu kamid ahaa sarkiishi sar-sare ee xooga dalka somaliyeed waxa uu ahaa sarkaal dhhiran oo aan baqdin aqoon waxa uu gabadh ka ...