xasuus reryadii gumeysiga. “Imatinkii gumeysigii rer Europe ee dhulwaynaha somaliyed Somali peninsula ama Somali mainland” Sida ku xusan balalka tariiikhda, tariikhduna inoo shegayso nimankii cadcada ee rer Europe waxa ay dhulka somaliyeed yimadeen dhamadkii qarnigii 19aad “late 19century” waqtigaas guud ahaan Africa waxa kadhacay tartan kulul oo u dhaxeyey wadamada rer Europe, dawladahaas qarkooda waxa ay donayeen dhul ay ka gurtaan waxyalaha qaliga ah sida! DAHABKA, DHEEMANTA,CUDBIGA, NAXAASTA, DHUXUSHA, FOOLKA MAROODIGA , iyo alaabta warshadaha lagu socod-siiyo “geo-economic” qarkoodna waxa ay doonayeen iney kahelaan cuntooyin aan dhulkooda laga helin, qarkalana waxa ay donayeen dhul ay kaduulan “geopolitics” hadii uu dagaal kadhaco dunidda guudkeeda ama ay dawwladaha kale cirir galiyaan “sanction” cunaqabteen dhanka ganacsiga, tartankaas oo ay qolo waliba dooneysay in ay danteeda garto ayaa waxa uu keenay heshiiskii magalada “Berlin Germany lagu kala qortay sanadki...
Posts
Showing posts from April, 2021