Posts

Showing posts from January, 2021

abdirashiid ali sharmarke ku-hungowgii john kennedy washington DC" iyo lakulankii nikita khrushew moscow.

Image
 Qiyaanadii Sharmaarke ku sameeyey madaxweyne Aadan Cadde balse noqotay danta qaran Tan iyo bur burkii Dowladdii Soomaaliya ee sagaashamaadkii, dalku kama guurin nidaamkii siyaasadeed ee ku dhisnaa Madaxweyne iyo Raiusl Wasaare, kuwaas oo aan awood badan is dheereyn. Awoodaha iska ag dhaw ee Madaxweynaha iyo Raisul Wasaaraha ee uu isaga soo doorto waxa ay sababtay in ay iska hor yimaaddaan siyaasad ahaan, haba ugu badnaatee dowladihii burka marka laga reebo midda ay hadda hormuudka u yihiin Lada hoggaamiye ee hadda talada haya ee is bedel doonka ah “Reformists), Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xassan Cali Kheyre, madaxdii hore iyaguna wey is khilaafi jireen. Hadaba maxaa dhacay? Soomaaliya markii ay gobonimada qaadatay waxaa Madaxweynihii ugu horreeyey noqday Aadan Cabdulle Cismaan (Aun) halka uu Raisul Wasaarihii ugu horreeyey noqday Cabdirashiid Cali Sharmaarke (Aun), labaduba waxa ay ahaayeen KMG muddo sanad ah, balse markii la ansixiyey aftadii waxaa si rasmi ah 1961...