9kii sano ee democartic-ga iyo dawalad dhisidii 60kii
xasuus 9sano ee democratic-ah iyo 60kii dawalad disidii. D ib-umilicsi 10kii sano ee xukuumadii dakhiliga ahaydd, seynu fahano dhisida dawladda 60kii. 21kii Nofembar 1949 ayaa Golaha Guud ee Qaramad Midoobay soo saaray go’aankiisii ahaa in Soomaaliya loo dhiibo Maamul Talyaani ah oo 10 sano ah, Qaramada Midoobayna ku ilaaliyaan. Bishii Abriil 1950 ayaa maamulkii Talyaanigu la wareegay xilkii Soomaaliya, Maamulkaas oo la magacbaxay “ Amministrazione Fiduciaria Italiana della Somalia” (AFIS). Waxaa Talyaaniga weheliyey Guddi ka kooban saddex dal: Masar, Filibiin iyo Kolumbiya oo wakiil ka ah Qaramada Midoobay, ilaalinayana sida Talyaanigu u fulinayo hawsha lagu aaminay Mamulkii daakhiligaa ee uu reysal-wasraha ka ahaa abdulahi ciise maxamud Abdulahi isse mahmud cabdulahi ciise maxamuud wuxuu 10kii sano ee dawalad gadhsiinta Somalida uu qabatay wax-yaalo badan oo ay kamid tahay isu diyaarinta dawladnimada lixdanka oo lagala wareegayo talya...